24.7 C
Mogadishu
Monday, July 27, 2026

Sababta keentay kulankii uu Donald Yamamoto maanta la yeeshay QOOR QOOR

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha Galmudug iyo xaaladda guud dalka ayagoo si gaar ahna uga wada hadlay Arrimo la xiriira Doorashooyinka 2020-2021 iyo Dhammeystirka heshiiskii Dhuusmareeb 3 .

Safiirka Mareykanka ayaa ka mahadceliyay kulanka Madaxweynaha GM, asagoona ku ammaanay Galmudugta cusub waxyaabihii u qabsoomay muddadii koobneed iyo doorkii ay ka qaadatay taabagelinta shirarkii Dhusamareb 1,2 & 3.

Ugu danbeyntii kulanka ayaa kusoo dhamaaday si guul ah ayadoona is afgarad laga gaaray dhamaan qodobadii laga wada hadlay.

Kulankaan ayaa kusoo aadayo xilli uu Maanta baaqday kulankii ay ku ballansanaayeen Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe kaasoo  looga arrinsan lahaa arrimaha doorashada 2020/2021.

Shirkaan oo 2 jeer horay u baaqday ayey aheyd inuu furmo maanta si loo ambaqaado natiijadii shirkii Dhuusamareeb 3 iyo wax kabedelkiisa.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60