Sawir cajiib ah oo Galmudug iyo Puntland laga sameeyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani la xikmadeeyay ayaa waxaa lagu cabirayaa colaadaha ka dhex aloolsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Colaadaha dhiiga badan ku daatay ee ka dhextaagan labada maamul ayaa waxaa lagu micneeyay in walaalaha is naceb ay xabaalo bataan.

Farshaxamiistaha waxa uu sawirkiisa ku muujiyay Shimbir cad oo ka turjumeysa Nabadda, balse ku fadhisa Ukumo isku rogay Bambooyin.
nabada55