Sawir gacmeed qosol badan oo laga sameeyay mooshinka Xasan Sheekh (Afar talo oo la siiyey)

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxaniistaha Caanka ah Amiin arts ayaa soo bandhigay Sawir gacmeed muujinaaya walbahaarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ka heysta Mooshinka laga gudbiyay.

Sawirka ayaa waxaa lagu kulansiiyay Xassan Sheekh iyo Shaqsiyaadka ugu dhow dhow Siyaasada, balse mid waliba uu baxsad la yahay naftiisa, islamarkaana waxa ay Madaxweynaha u muujinayaan in Mooshinkaasi uusan lamid aheyn kuwii hore.

Xigmada Sawirka ayaa ah in Madaxweyne Xassan uu aad ula murugeysan yahay Mooshinka, inkastoo uu Ra’isul wasaaraha u muujinaayo rajo aan wakhti laheyn.

HOOS KA DAAWO SAWIRKA
MOOSHIN