25.3 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

OBAMA oo laga sameeyay SAWIR la hadal hayo!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste u dhashay dalka Lubnaan ayaa sawir gacmeed ku cabiray Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama.

Farshaxaniistahaasi ayaa sawirka ku cabiray Obama oo lagu tijaabinaayo Ciqaabta ka taagan Xabsiga Guwantanaamo, waxaana sidoo kale Sawirka ka muuqanaayo Obama oo wajiga looga shubaayo garaafo biyo ah taasi oo ka turjumeyso in maxbuuska uusan awoodi karin inuu neefsado.

Sawirkaani ayaa dowladaha carabka ka noqday Sawirka ugu hadal heynta badan waxa uuna Farshaxaniistahaasi cabirka ka qaatay maxbuus laga soo daayay Guwantanaamo kaasi oo u xog waramay farshaxaniistaha
obama10

- Advertisement -

Read more

Local News