24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Sawiro: Ciidamada ilaalada Madaxweynaha oo gaaray Garowe & Qabanqaabadii ugu danbeysay oo ka socota

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa magaalada Garowe ka socota qabqaabada soo dhoweyntii ugu danbeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Wafdiga madaxweynaha ayaa magaalada berri ah ee Axadda 7-da Janaayo 2018 ku wajahan xarunta Maamulka Puntland ee magaalada Garowe, halkaasoo mashaariic uu xariga ka jari doono sida garoonka Garowe oo si casri ah loo dhisay.

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha ayaa gaaray saaka magaalada Garowe, waxaana si weyn loo adkeeyay xaaladda ammaanka magaalada oo ay hore u joogeen wafdi hordhac u ah madaxweynaha.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60