27.6 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

SAWIRRO aan horey loo arag oo Aadan Adde Airport laga soo qaaday (Daawo)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan, ayaa axaddii (January 25 2015) si rasmi ah u furay terminal-ka caalamiga ah ee garoonka Aadan Cadde International Airport ee magaalada Muqdisho.

Caasimada Online ayaa haddaba heshay sawirro gaar ah (Exclusive) oo aan horey loo arag, oo laga soo qaaday Terminal-ka gudhiisa, kuwaasi oo farxad darted kaa ilmeysiin doona marka aad daawato.

Hoos ka daawo sawirrada

mog1mog2mog3mog4mog5mog6mog6mog7mog8mog9

- Advertisement -

Read more

Local News