Sawirro cusub oo caddeyn ah: Jubbaland oo ku biirtay Ethiopia (Arrin ka yaabisay Soomaalida)

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ku xusay munaasabad lagu xusayay maalinta calanka Ethiopia.

Qabanqaabada munaasabada ayaa waxaa wada lahaa Maamulka Jubba iyo Taliska Ciidamada Ethiopia, waxa ayna munaasabadu ka dhacday saldhiga ciidamada AMISOM ee magaalada Garbahaarey.

Dhanka maamulka Jubba ayaa waxaa munaasabada abaabulkeeda uga qeybqaatay Mas’uuliyiin ay kamid yihiin Madaxwayne Ku-xigeenka Jubba Fartaag, Xildhibaano ka tirsan Maamulka, Gudoomiyaha Gobolka Gedo, Ururka Haweenka , Gudoomiyaha Garbahaarey.

Mas’uuliyiintaani ayaa hadiyado isku gudoonsiiyay xaflada waxaana munaasabada laga jeediyay Khudbado kala duwan oo ku aadan dhinacyada Maamulka iyo Ethiopia.

?

?

?

?

?

6

?

?

?

11

?

?

15

16

?

18
19
20