26.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Daawo Sawirrda: Dolwadda Soomaaliya oo loogu deeqay mashiino casri oo hubka lagu baabi’iyo !!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa dhowr mashiin oo hubka baabi’ iya siisay DF Somalia kuwaas oo lagu jajabiyo qoryaha fud-fudud iyo kuwa uu waqtigooda dhamaaday amaba miriray.

Mashiinadaani ayaa waxaa lagu burburiyaa Hubka uu isticmaalkiisu dhamaaday, waxa uuna Mashiinku sahlayaa in dib u habeyn lagu sameynkaro Hubkaasi.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
hubka1

hubka2

hubka3

Hubka4

hubka5

hubka6

- Advertisement -

Read more

Local News