28.2 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawirro: Erdogan oo dhalashada dalkiisa gudoonsiiyay qoys aan horay loo wargalin

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa markii ugu horeysay dhalashada dalkiisa siiyay qoys kasoo barakacay colaadaha ka jira dalka Syria.

Madaxweyne Erdogan ayaa qoyskaasi gudoonsiiyay aqoonsiga dalkiisa, waxa uuna ku booriyay inaysan iska dhex soocin muwaadiniinta kale.

Qooyskan la gudoonsiiyay dhalashada ayaa ka koobnaa labo waalid iyo sadax caruur ah oo dhamaantood la siiyey dhalashada Turkiga.

Erdogan ayaa dhalashada gacantiisa ku gudoonsiiyay aqoonsiga dhalashada dalka Turkiga, waxa uuna ka gaabsaday inuu ka hadlo sababta uu dhalashada u siiyay xili kumanaan Syria ah ay qaxooti ku yihiin dalka Turkiga.

Wararka cayaaraha kala soco WWW.GOOL.NET

- Advertisement -

Read more

Local News