Sawirro: Haweeney muslimad ah oo ku kacday arrin ka yaabisay caalamka ISLAAMKA kadib…

Muqdisho (Caasimada Online) – Haweeneydaani oo ah muslimad ay ka muuqato calaamadaha dumarka dhowrsoon ayaa waxa ay dareen gaar ah galisay caalamka Islaamka kadib markii ay ku dhiiratay inay ka heesto kalaabyada iyo goobaha lagu caweeyo ee loo yaqaan baararka.

Sida sawirka ka muuqata Haweeneydaani ayaa wadata xijaab iyo indhashareer waxaana suuradeeda ka muuqda dhamaan astaamihii looga baahnaa haweenka Muslimka, balse waxa ay xaajo gacanta ka baxday goortii ay shaqo u aqoonsatay inay ka heesto baararka iyo goobaha lagu tunto.

Haweeneydaani muslimada xijaaban ayaa waxaa lagu magacaaba Gisele Marie waxa ay ku nooshahay dalka Jarmalka, waxa ay ciyaartaa aalada loo yaqaano kitarka.
Heesaha ay ciyaarto waa nooca maskaxda ku xanuunjinaya ee loo yaqaan “Heavy Metal” islamarkaana qeyb ka ah heesaha Rock-ga ee dadka caddaanka ah ay inta badan dhageystaan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
99

88

77

66

55

1

22

33

44

55