Sawirro garoonka cusub ee loo dhisay Boosaaso

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa mashquul saa’id ah laga dareemayaa Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso kaasi oo ay ku qulqulayaan madax aad u farabadan.

Garoonka ayaa waxaa kormeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas iyo mas’uuliyiin kale oo ka kala tirsan labada gole ee maamulkiisa si halkaasi ay u gaaran madaxda DFS iyo kuwa beesha caalamka oo iyaguna iminka ku sugan madaxtooyada maamulka.

Garoonka ayaa la filayaa in maanta xariga laga jaro waxaana Madaxtooyada Puntland xalay ku hoyday madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo madax kale kuwaasi oo dhawaan gaari doona Garoonka si ay xariga uga jaraan.

Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu daadiyay wadooyinka ugu muhiimsan Boosaaso, waxaana sidoo kale la adkeeyay amaanka garoonka diyaaradaha Boosaaso.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Boosaaso21

Boosaaso22

Boosaaso23

Boosaaso24

Boosaaso25

Boosaaso1

Boosaaso2

Boosaaso3

Boosaaso4

Boosaaso5

Boosaaso6

Boosaaso7

Boosaaso8

Boosaaso9

Boosaaso10

Boosaaso11

Boosaaso12

Boosaaso13

Boosaaso14

Boosaaso15

Boosaaso16

Boosaaso17

Boosaaso18

Boosaaso19

Boosaaso20

Boosaaso26

Boosaaso27

Boosaaso28

Boosaaso29

1

2

3

4..