Sawirro: Meyd boorso lagu soo qariyay oo lagu qabtay garoonka..

Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada amaanka ee ka howlgala Garoonka diyaaradaha Atlanta ayaa gacanta ku dhigay Meyd lagu soo qariyay Boorso, kaasi oo la doonaayay in gudaha dalka Mareykanka la galsho.

Meydka oo u muuqaal ekaa Haweeney ayaa waxaa loogu soo labisay dharka ciidanka, waxa ayna taasi fajac iyo kala orod galisay ciidamada amaanka Garoonkaasi.

Ciidamada ayaa kusoo baraarugay Meydka oo loo ekeysiinaayo sida qof nool waxaana markii danbe la saaray gaariga cuuryaanta.

Ciidamada oo aad uga cabsi qabay ayaa Meydkaasi mariyay qalabka lagu baaro agabka ay isticmaalaan musaafuriinta.

Ruuxii watay Meydkaasi ayaa markii danbe ciidamada u sheegay in ujeedka uu u wato Meydka ay tahay in isaga iyo koox kale ay ku jilaan filim balse aysan laheyn dan kale.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7