Sawiro: Mucjiso ka yaabisay dunida oo la arkay

Muqdisho (Caasimada Online)- Dhacdadaani ayaa soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii Carruurtaani wada dhashay ay nasiib u yeesheen in xubinta ugu haboon jirkooda ay ku yeeshaan banaanka sare.

Waxa ay qeyb ka tahay mucjisooyinka alle waxaana mid walba la arkayaa garaaca wadnahooda, balse wax dhibaato ah kuma qabaan.

Dareen gaar kuma hayo muuqaalka wadnahooda ee banaanka sare ku yaalla, iskaba daaye inay dareeman xanuun ama dhibaato la xiriirta garaaca.

Mid kamid ah Carruurtaasi ayaa waxaa lagu magacaaba Audrey waana seddax jir iyo walaasheed oo lix jir ayaa waalidkood daryeel caafimaad u geeyay dalka Mareykanka si loogu sameeyo qaliin heer caalami ah, waxayna ka tageen Ruushka oo ay u dhasheen.
maxresdefault

Virsaviya-BorunMAIN

WADNHA-GARAAC