24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Sawirro: Sidee loo dhaariyay wasiirada xukuumada Kheyre ee kalsoonida helay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow la ansixiyay Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya kadib markii ay cod aqlabiyad ah ka heleen Xildhibaanada BFS.

Kalsooni siinta Wasiirada kadib ayaa waxaa Xarunta Golaha Shacabka ka bilaabatay dhaarinta Wasiirada waxaana si saf ah loo dhaariyay Wasiirada Xukuumada cusub

Gudoomiyaha Maxakmada sare ee dalka Abuukaate Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa dhaariyay Wasiirada Codka Kalsoonida ka helay Xildhibaanada BFS.

Guddoomiyaha ayaa Wasiirada ku dhaariyay in dalkooda dadkooda iyo diintooda ay si daacad ah wax ugu qaban doonaan.

Kheyre iyo Jawaari ayaa la filayaa in dhawaan ay la yimaadaan waxqabad muuqda, waxaana Wasiiradan soo dhaweyay Shacabka.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60