28.3 C
Mogadishu
Wednesday, January 14, 2026

Sawirro: Xildhibaan ka tirsan BJ oo doolsho lagu weeraray (Yaab)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Weerarkaani ayaa waxaa lagu qaaday Xildhibaanad lagu magacaabo Sahra Wagenknecht oo ka tirsan Baarlamaanka Dalka Jarmalka.

Xildhibaanadaani ayaa waxaa lagu weeraray Doolsho ka sameysan chocolato, waxaana is bedelay gabi ahaan muuqaalkeedii qurxanaa.

Xildhibaanadaani lagu magacaabo Sahra Wagenknecht, ayaa xiliga la weeraraayay ku sugneyd goob ay shir ku lahaayeen Xisbiga ay ka tirsan tahay ee Die Linke Party.

Weerarkaani ayaa waxaa Xildhibaanada ku qaaday nin ka tirsanaa urur isku magacaabay inay yihiin Anti-Fascist Initiative, waxayna sheegteen inay iyaga ka danbeeyeen weerarkaasi.

Xildhibaanadaani ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay mid aad u meyl adag kana soo horjeeda doodaha Bulshada.
DW1
DW2
DW3
Torte statt Argumente
DW5
Reste
DW7

- Advertisement -

Read more

Local News