25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Tacsi ku socota Ehellada Cali Wardheere TURBI

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Dhammaan Reer Geedi Baare, gaar ahaan reer Dabey oo kala ah:-

1 – Hooyo Xaawo Cabdi Xir

2 –  Maano Cabdi Cali iyo Seygeeda Cabdulle Maxamuud Xaaji iyo Carruurtooda.

3 –  Batuulo Dabey Geedi iyo Carruurteeda

4 – Maxamed Dabey Geedi iyo Xaaskiisa Binti Xasan

5 – Muuse Dabey Geedi iyo Xaaskiisa Sahra Cabdalle

6 – Cabdi Dabey Geedi iyo Xaaskiisa Zeynab Sheekh Axmed Mataan

7 – Shuceyb Dabey Geedi

8 – Salaada Cabdi Geedi iyo Seygeeda Cali Ciid Maxamuud

Dhammaan dadkaas waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Faadumo Cali Wardheere, Xayle Cali Wardheere iyo xaaskiisa Shamso Cowle, Farxiyo Cowle Caseyr Cali Wardheere, Cabdi Cali Wardheere, Ismaaciil Cali Wardheere, Saciid Cali Wardheere, Sacdiyo Cali Wardheere iyo Mowliid Cali Wardheere iyo Deeqo Xabad Cali Wardheere oo aabahood allaha u naxariistee Cali Wardheere Turbi oo 4-tii September ee 2015 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxa ay lee yihiin samir iyo iimaan allaha idin ka siiyo, isagana janadii fardowsa allaha ka waraabiyo. 

IMG-20150905-WA0000 (1)

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ 

- Advertisement -

Read more

Local News