TAHNIYAD DHALASHO: AXMED IYO SHAMSA.!!

Dhamaman reer Siid Axmed Sheekh Axmed Mataan:.

Aabe Cali Sheekh Ahmed

Iyo Hooyo Aamina Daa’uud Axmed

Aabe Maxamuud Maxamed

Iyo Hooyo Madiino Muxamad Sheekh

Eedo Zeynab Sheekh Axmed iyo

Adeer Cabdi Maxamuud Geedi

Eedo Jamiilo Sheekh Axmed

Eedo Ruqiya Sheekh Axmed

Safiya Cabdicasiis Xaashi

Anisa Cali Sheekh iyo Dalmar Xaaji

Caasho Cali Sheekh iyo Cabdiraxmaan Bukhaari

Yuushac Cali Sheekh iyo Ruumi Muxiyadiin

Jaabir Cali Sheekh

Cabdirisaaq Maxamuud Maxamed iyo Ramlo Iidow

Jiijiid Axmed Barre iyo Zamzam Sheekh Mukhtaar

Sahra, Canab yo Cabdinaasir Maxamuud Maxamed

Maxamed Abshir iyo Shoobaaye Macallin Cusubow

Cabdiraxmaan Axmed Barre

Anisa, Muniira, Yuusuf, Raxma iyo Ibraahim Axmed Barre

Faadumiina Maxamed Rooble iyo Baashi Maxamuud Gacal

Lemon Cabdulle Sabriye iyo Cabaas Cabdi Maxamed

Farxiya Axmed Culusow iyo Faarax Cabdi Cali

Mako Xuseen Hadaafow iyo Yuusuf Yaxye

Sucaad Yaxye Shuceyb iyo Cabdicasiis Cumar Juungal

Eedo Xaliimo Hadaafow iyo Adeer Maxamed Xasan

Sacdiyo Cumar iyo Siidow Cumar Caraaye

Zeynab Maxamed Xasan

Abuukar Nuur Muudey

Dhammaan dadkaasi oo kala jooga Soomaaliya, Mareykanka iyo Yurub waxay tahniyad dhalasho oo farxad leh u dirayaan Axmed Cali Sheekh iyo Shamsa Maxamed oo wiil uu ugu dhashay gobolka Minnesota 14-ka bishan September, 2015, Wiilkaasi oo loo bixiyey Xabiib Axmed Cali, waxay lee yihiin soo bar-baar oo noqo kii loo aayo adduun iyo aakhiraba. Wiil iyo caano, gabar iyo caano.