VIDEO: Mucjiso ka tagan mid ka mid ah Magaalooyinka Dunida ugu cansan….

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Magaalada Peking ee caasimada dalka Shiinaha oo ka mid ah Magaalooyinka ugu saxmada & dadka badan ayaa waxaa ka jira arin mucjiso ah oo Caalamka ka yaabay.

Muuqaalo ku saabsan arintani ka taagan Wadanka Shiinaha ayaa waxaa laga sii deynayaa Tv-yada Caalamka kadib arin ka yaabisay Shacabka Wadankaasi ee nala daawo Muuqaalkani mucjisada ah.

HALKAAN KA DAAWO: