Video: Prof. Samatar oo lagu ceebeestay DOOD

Minneapolis (Caasimada Online) – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo jaamacad ka dhiga dalka Mareykanka, ayaa si weyn loogu ceebeestay doodii ugu dambeysay ee Fagaaraha ee toddobaadkan lagu qabtay magaalada Minneapolis.

Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa la weydiiyey su’aalo uu jawaab u waayey oo aad uu ugu ceeboobay.

Halkan ka daawo doodda