Video: Xisbiga Waddani oo ka hadlay arrin xasaasi ah oo ka taagan Somaliland

Hargeysa (Caasimada Online) ― Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta markii u horeysay ka hadlay mowqifkooda ku aadan xaalada adag ee ka dhex aloosan Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Dowladda Jabuuti.
Xisbiga Waddani ayaa Xukuumada Somaliland ee Hogaamiyo Muuse Biixi ku eedeyay iney dhinac ka noqotay Arrintan, oo aysan dhex ka noqon muranka ka dhex aloosan Ganacsadaha iyo Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalka warkan

Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa