Wasaaradda Arrimaha Debadda Somalia oo war rasmi ah kasoo saartay Xiisadda Beled-Xaawo

By Saalax Saciid Sabriye

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay xiisadda ka taagan Beled-Xaawo.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso warka kasoo baxay Wasaaradda:

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com