26.5 C
Mogadishu
Friday, June 20, 2025

Sawirro: Xasan oo Cumar Cabdirashiid u magacaabay ra’iisul wasaaraha DFS

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynah Soomaaliya, ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay in Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa Cumar ku magacaabay xaflad galabta ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, oo sidoo kale goob joog uu ka ahaa ra’iisul wasaaraha cusub, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Magacaabista Cumar Cabdrahsiid ayaa timid 11 maalmood kadib markii baarlamanka uu kalsoonida kala laabtay ra’iisul wasaraha xilka ka degaya ee Cabdi Weli Sheekh Axmed.

ccc10ccc2ccc3ccc4ccc5ccc6ccc7ccc8ccc9

 

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News