Xasan oo sawir laga sameeyay isagoo hubeysan una hanjabaya…

Muqdisho (Caasimada Online) – Inkastoo dalka uu ku jiro xili kala guur ah ayaa waxaa hadana soo ifbaxaaya in Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu cadaadis xoogan ku hayo Musharaxiinta kula tartameysa kursiga ugu sareeya dalka.

Sawirkaani ayaa waxa uu qeyb ka yahay sawirada lagu muujinaayo Siyaasada Xassan Sheekh uu ku doonaayo caqabadeynta siyaasiyiinta, dirista Hanjabaadaha iyo ka hortaga wax waliba oo suuragalin kara in kursigiisa uu ku waayo.

Sawirkaani laga sameeyay Xassan Sheekh ayaa muujinaaya isaga oo ku hubeysan Bastoolad islamarkaana u hanjabaaya kuwa isaga kula jira loolanka taa oo ay caqabad cusub u arkeen shacabka Soomaaliyeed.
MUSH