25.1 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Xildhibaanada Mooshinka wada oo iska diiday waanwaanta laga dhex wado labada dhinac

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasmadda Online) – Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey  gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,mooshinkaas oo la filayo in dhawaan cod loo qaado.

Muran ayaa ka taagan halka lagu qabanayo kulanka cod u qaadista mooshinka,iyada oo gudoomiye Jawaari uu diiday in kulanka lagu qabto Golaha Shacabka oo uu sheegay in ay la wareegeen ciidamo uu geeyey Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey  gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,mooshinkaas oo la filayo in dhawaan cod loo qaado.Muran ayaa ka taagan halka lagu qabanayo kulanka cod u qaadista mooshinka,iyada oo gudoomiye Jawaari uu diiday in kulanka lagu qabto Golaha Shacabka oo uu sheegay in ay la wareegeen ciidamo uu geeyey Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Sidoo kale waxaa socday dadaalo lagu doonayay in xiisada ka dhalatay mooshinka la demiyo oo ay wadeen xildhibaanada qaar iyo madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]

 
- Advertisement -

Read more

Local News