Xog: Muxuu C/Weli u tagayaa Garowe?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)ย – Warar aan ka helnay Xafiiska Raโ€™isul wasaaraha Dowlada Federaalka Somalia, ayaa sheegaya in dhawaan Wafdi uu Hoggaaminaayo C/Weli Sheekh ay u ambabixi doonaan Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland.

Socdaalka ra’iisul wasaaraha ayaa dhici doonna sideedda bishan Augutst, waxaana uu imanayaa xilli DF iyo Puntland aysan wax xiriir ah ka dhaxeyn.

Ujeedka Socdaalka Raโ€™isul wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaaย qeyb ka ahย Buuqii ka dhashay Heshiiska dhawaan ka dhacay Madaxtooyada Somalia ee leysugu keenaayay Maamulada Gobollada Dhexe ee dalka oo ku midoobaya hal gobol.

Sidoo kale, Socdaalka Raโ€™isul wasaaraha ayaa imnaya, ayada ooย Madaxweynaha Puntland C/Weli Gaas uu shaaciyay inuu jaray xiriirka kala dhexeeyay Dowlada Federaalka Somalia.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News