Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada baarlamaanka ee mooshinka ka gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay dhaliilo ugu jeedinayaan gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.
Qoraalka oo ka kooban 7Â qodob ayaa waxaa xildhibaanada ay sheegeen iney ku dhaliilsan yihiin qaabka gudoomiye Jawaari u wajahay wadahadalka xildhibaanada mooshinka wada iyo xildhibaanada diidan.
[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/10/Warsaxaafadeed-11102015.pdf”]