24.7 C
Mogadishu
Saturday, July 25, 2026

DAAWO VIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO…

Bookmark
Bookmarked

Share

Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odayaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee laga furay Xeebta Liido ee Degmada Abdiaziz ee Magaalada Muqdiso.

Shacabka reer Muqdisho oo si weyn u soo dhaweeyay howlaha & adeegyada ay is wada jir ah u fulinayaan Ciidmaada Dowlada & Maamulka Degmada Abdiaiziz oo aan horay loo arag nuuciisa tan & burburkii dalka oo ay la yaabeyn Shacabka u soo damaashaad tago Xeebta Liido ee nala daawo Muqaalkani.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60