Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaarada Difaaca Kenya ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii looga xasuuqay ciidamada ee ka dhacay degmada Ceel-cadde gobolka Gedo.
Warbixinta Wasaarada ayaa u badan mid xaqiiqda ka fog, marka loo eego jahwareerkii ku dhacay ciidamadii ku jiray Xerada.
Warbixinta ayay wasaaradu ku eegtay dhinacyo badan waxa ayna diirada ku saartay dareenkeeda ku aadan khasaaraha weerarka iyo qaabka ay uga jawaabi doonto.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADA GAASHAANDHIGA