30.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Sawirro: Maxaabiista X/Dhexe oo TV loo geeyey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa laga dareemayaa isbedel weyn waxaana maxaabiista xabsiga la geeyay agab cusub oo loogu talo galay dadka maxaabiista ku jira.

Isbedelka waxaa kamid ah in dhalooyin ay ciyaaraha iyo isbedelada adduunka kala socdaan dadka xabsiyada ku jira, waxaana ay ahaayeen kuwo ku faraxsan isbedelkaasi.

Bashiir Maxamed Jaamac, taliyaha ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in isbedelkaasi uu yahay mid lagu doonayo in niyada loogu dhiso maxaabiista.

145914414187422 1459144134198de 14591441471e3c5 14591441391d284 1459144149d19eb 1459144149d19eb (1) 1459144145b43c3

 

- Advertisement -

Read more

Local News