26.5 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Puntland oo DF ka fileysa in sidii Somaliland ay..

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Golaha wasiirada Puntland ayaa eed u jeediyay dowladda dhexe ee Soomaaliya taasi oo la xiriira abaarta ka jirta deegaano badan oo Puntland ka tirsan.

Golaha ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku dhaliileen inay iska indho-tirayso xaalada kajirta Puntland iyo wax ka qabashadeeda abaaraha.

Dowlada Federaalka ayaa dhowaan lacag gaareysa Hal Maryan dollar ugu deeqdey xaaladii abaaraha ee ka jirtey degaano ka tirsan Somaliland iyadoo wareejinteeda u soo wakiilatey xubno ka uu kamid yahay Xasan Diiriye Xaad.

Puntland ayaa dhankeeda muujineysa inay iyana dooneyso in lacag ka hesho dowladda si la mid ah Somaliland.

sax

- Advertisement -

Read more

Local News