Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta nabadda waxaa lagu arkay arin mucjiso ah oo dadka ay la yaabeen, kadin markii neef ari ah uu dhalay xayawaan kale oo la aqoonsan waayay waxa uu yahay.
Xayawaanka ayaa leh hal Il oo kaliya, waxaana wajiga hore uu kaga qaab eg yahay Daanyeerka iyo Xayawaanka kale ee doorka loo yaqaan.
Hoos ka daawo sawirada


