25.5 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn aan hore loo arag loogu sameeyey Magaalada Garowe

Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Wafdiga madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe waxaana garoonka cusub ee Garowe ku soo dhoweeyay madaxda iyo dadweynaha Puntland ee uu horkacayo Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas.

- Advertisement -

Read more

Local News