24.7 C
Mogadishu
Monday, July 27, 2026

C/Qani Carab oo mar kale loo doortay hogaaminta xiriirka Kubadda Cagta

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Cabdiqani Saciid Carab oo ahaa guddoomiyihii xiriirka kubbadda dalka Soomaaliyeed ayaa iminka mar kale loo doortay in uu sii ahaado afarta sano soo socota ka dib markii uu helay 33 cod oo gacantaanka ah.

Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo isna ahaa gudoomiye ku xigeynka 2-aad ayaa loo doortay afarta sano soo socota in noqod guddoomiye ku xigeynka Koowaad ,isagoo helay 33-cod gacan taag ah.

Cabdullahi Sheikh oo horay u ahaa guddoomiye ku xigeynka 1-aad ayaa isna loo doortay guddoomiye ku xigeynka labaad ka dib markii uu helay 33 cod.

Waxaa hoolka doorashada ku sugan ergo ka socota maamul Goboleedyada  Hirshabeele, Jubaland, Galmudug, Puntland, Gobolka Banaadir, madaxa ka socota FIFa, CAF iyo maamulada kooxaha kubbadda cagta dalka

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60