25.6 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Website cusub oo muhiim ah oo hawada soo galay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Waxaa hawada soo galay Shabakad cusub oo casri ah, islamarkaana dad badan ay aad u hadal hayaan. Website-kann ayaa waxaa lagu magacaabaa Halqaran.com.

Mareegta Halqaran.com waa  warbaahin cusub oo kaa baahi tiri doonta wararka xaqiiqda ku saleysan, xogagaha hoose iyo wareysiyo dhinacyo badan taabanaya iyo wararka qurba-joogta gaar ahaan dalka Jarmalka. ee Fadlan hadda booqo.

Si aad u booqato riix Linkigan: www.halqaran.com

- Advertisement -

Read more

Local News