27 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Toos u daawo doorashada baarlamaanka Galmudug

Bookmark
Bookmarked

Share

Dhuusamareeb  (Caasimadda Online) – Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada guddoonka Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana ku sugan inta badan Xildhibaannada Cusub ee Maamulka Galmudug.

7 Musharax ayaa u taagan qabashada xilka Guddoonka,waxaana Guddoomiyaha Baarlamaanka u tartamaya Saddex Musharax oo kala ah,Dr. Maxamed Nur Gacal, Cabdinasir Aaden Cismaan iyo Cabdullaahi Axmed Calasow.

Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka 1aad ayaa waxaa u taratamaya Saadaq Sheekh yuusuf & Cabdullaahi Xersi Maxamed,halka kuxigeenka labaad ay ku tartami doonaan,Axmed Maxamed Maalin iyo faadumo Cabdi Cali.

Hoos ka daawo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

- Advertisement -

Read more

Local News