Gaalkacyo (Caasimada Online) – Sida aan horayba u sheegnay waxaa magaalada Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ku heshiiyay Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug.
Labada Madaxweyne ayaa kala saxiixday Heshiis hordhac ah oo ka kooban 5 kaa oo lagu hakinaayo colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo.
Heshiiskaasi ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hogaamiyeyaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland, Hirshabeelle iyo sidoo kale dowladda imaaraadka Carabta oo garwadeen ka aheyd.
HOOS KA AKHRISO QODOBADA SIDA HORDHACA LOOGU HESHIIYAY


