Muqdisho (Caasimadda Online) – Shabakadda Caasimadda Online ayaa heshay ajendaha shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo si rasmi ah shalay u furmay.
Shirkaan waxaa ka qeybgala madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana qodobada looga hadlayo kamid ah, Amniga, Dastuurka iyo qodobo kale:
Halkaan hoose ka akhriso:

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

