Aqri: Beelaha ay kasoo jeedaan xildhibaannada maamulka Shariif Xasan, Ogaadeen oo helay….

Baydhabo (Caasimada Online) – Iyadoo maalmo ka hor madaxweynaha maamulka koofur galbeed uu soo dhameystiray xildhibaanada baarlamaanka ee maamulkaasi ayaa waxaa la helay magacyada xildhibaanada iyo beelaha ay u kala dhasheen.

Xildhibaanada ayaa waxaa ugu badan digil iyo Mirifle, waxaana aad loo hadal hayaa beesha Ogaadeen oo seddex xildhibaan kaliya ku yeelatay halka beesha Abgaal laga siiyay labo xildhibaan.

Hoos ka akhriso

  1. Khayr maxamad axmad (digil/bagadi/abaajibil)
  2. Cabdirisaaq maxamad yuusuf (digil/jiido/afaaf)
  3. Qaasim mogoow cabdule (mirifle /asharaaf)
  4. Shaafici abuukar cali (digil/bagadi)
  5. C/raxmaan cismaan malaaq(digil/bagadi)
  6. Maxamad siciid c/laahidigil/bagadi)
  7. Maxamad cali maxamad (shuute/carmo)
  8. Cabdinuur yaroow cismaan (ciroole)
  9. Shariif maxamad shiiq axmad(mirifle/asharaaf)
  10. Yaroow cali xuseen (mirifle boqolhore/dhisoow)
  11. Aadan xasan maxamad (mirifle/boqol hore/dhisoow
  12. C/laahi macalin xasan cali(mirifle/boqolhore/eemid)
  13. Roob shiiq xasan c/raxmaan(mirifle /eelaay)
  14. Cali cabdi cali caligaruun(mirifle /eelaay)
  15. Maxamad macalin aadan (mirifle eelaay)
  16. bishaaro cali nuur (mirifle eelaay )
  17. Muxudiin xaaji cadoow(mirifle /eeyle)
  18. Axmad maxamad yacquub(digil galadi)
  19. Maxamad nuur shiiq cade(digil/galadi)
  20. Faadumo cumar abuu(digil galadi)
  21. Cali xasan cusmaan (digil/gare)
  22. Maxamad c/raxmaan nuur( digil gare)
  23. C/fitaax abuukar ibraahim(digil gar)
  24. Naciimo maxamad ibraahim(digil gare)
  25. Aadan isaaq wardheere(mirifle /garweele)
  26. Amiin maxamad faarx(mirifle /garweele)
  27. Cabdi wahaab c/aahi madoobe(mirifle /gasaaragude)
  28. Aadan maxamad cusmaan (mirifle/gawaawiin)
  29. Cali isaaq cumar(mirifle/geelidle)
  30. Bashiir ibraahim aadan (mirifle/geelidle)
  31. Aamino isaaq maxamad(mirifle/geelidle)
  32. Cali c/raxmaan cali (mirifle/haroow)
  33. Nimco nuur cali(mirifle haroow)
  34. Aadan deeyoow suuroow(mirifle /heladi)
  35. C/laahi cabdi shoobeey(mirifle/hubayr)
  36. Madkariim madiftiin(mirifle/hubayr)
  37. Shukri bashiir xaajir(mirifle/hubayr)
  38. Ugaas isaaq cali (mirifle jiroon)
  39. Nuur isaaq shiiq(mirifle/jiroon)
  40. Maxmaad cusmaan xaaji caddow(digil jiido)
  41. Ibraahim cabdullle cabdi(digil jiido)
  42. Ibraahim cabdi cabdiraxmaan (digil jiido)
  43. Xaawo maxamad ibraahim (digil jiido)
  44. Arfa ibraahim (mirifle/jilible)
  45. Ibraahim xasan buule(mirifle/jilible)
  46. Xamdi xasan ibraahim (mirifle/jilible)
  47. Maxamad cadoow xasan(mirifle/jilible)
  48. C/shakuur yacquub ibraahim (mirifle/jilible)
  49. C/laahi nuur maxamad(mirifle/jilible)
  50. Batuulo xuseen shiiq(mirifle/jilible)
  51. Cabdi maxamad xasan(mirifle/luwaay)
  52. Cabdi wahaab sheikh maxamed (mirifle/luwaay
  53. cibaado cabdi cali mirifle/luwaay
  54. Maxamed cali cabdulaahi mirifle /boqol hore qoomaal)
  55. Yuusuf aadan gurdaale (mirile/ reer dumaal)
  56. Ibraahim cisman maadoow (digil / shanta caleemood)
  57. Maxamed macalin (digil / shanta caleemood)
  58. Cabdulaahi cabdule xasan (digil / shanta caleemood)
  59. cabdul qaadir shariif sheikh unaa maye (digi/ tuni)
  60. Digke sheikh xasan ( digil tuni)
  61. Faadumo cabdi raxman maxamed (digil/ tuni)
  62. Maxamed afaaye cali ((digil/ tuni)
  63. Cabdulaahi isaaq maxamed mirirfle/ wanjeel)
  64. Maxamed cabdulqaadir macalin( mirifle boqol hore yallaale )
  65. Cisman axmed isgoowe xasan ( mirifle yantaar)
  66. Xasan xuseen maxamed ( mirifle yantaar)
  67. Maxamed xasan axmed ( mirifle yantaar)
  68. Faadumo maxamed aadan ( mirifle yantaar)
  69. Cabdi salan cabdulle yalaxow (hawiye wacdaan cisman)
  70. Cisman cabdi muuse ( hawiye silcis)
  71. Axmed maxamed nuur (hawiye wacdaan cisman )
  72. Nuur ibraahim cisman ( hawiye wacdaan cisman)
  73. Aweys cisman xuseen macalin (hintire)
  74. c/laahi mursal xuseen ( dir gaadsan)
  75. maxamed nuur maxamed xabiib ( reer baraawe)
  76. Aba awoow suufi (12 kofi cade)
  77. Cabdi salan cabdulahi maxamud ( hawiye/ gar maleh )
  78. c/laahi c/raxman ibraahim  (hawiye/ sheekhaal  )
  79. Cabdi raxman xuseen cumar (hintie)
  80. Cadow macalin yusuf ( wali mooge)
  81. Dhaqan taqal yarrow (  daarood ogaadeen cowyahan)
  82. Maxamed suldan maxamuud ( ogaadeen cowl yahan)
  83. Axmed maxamed cabdi ( daarood/ ogaadeen)
  84. Aadan xadiid xasan ( harti/ buraashley majeerteen)
  85. Cabdulahi maxamed aadan ( hawiye jajeele)
  86. Ruun siraad cali ( dir biyamaal)
  87. Cabdi naasir cabdi caruush( hawiye habar gidir ceyr
  88. Mahad cabdi dhoore  ( hawiye / habar gidir saleban)
  89. Abuukar cabdulle raage ( hawiye abgaal)
  90. Ruqiyo abshir nuur (hawiye abgaal)
  91. Zeynab ismaacil abuukar ( dir/biyamal)
  92. Xuseen cali macalin ( dir/ biyamaal)
  93. Awiikar nuur cabdulle ( dir/ biyamaal)
  94. Maxaad maxamed ciise ( dir/ biyamaal)
  95. Xuseen cali xaaji( dir/ biyamaal)
  96. Axmed maxamed bare ( dir/ biyamaal)
  97. Abuukar xasan xuseen ( dir/ biyamaal)
  98. Axmed maxamed macalin cumar( dir/ biyamaal)
  99. Cabdi fataax cali ,axmed ( dir/ biyamaal)
  100. Yuusuf cabdi nuur suuri ( dir/ biyamaal)
  101. Binti ibraahim cali ( dir/ biyamaal)
  102. Maryan keyf xusen cisman( dir/ biyamaal)
  103. Maxamed cabdulqaadir cadow ( digil/ dabare)
  104. Cisman macalin cabdi ibraahim ( digil/ dabare)
  105. Yaasin macalin cabdul qaadir ( digil/ dabare)
  106. Madoobe nuunoow axmed ( digil/ dabare)
  107. Faadumo aadan cisman ( digil/ dabare)
  108. Faayow cabdi shooley mirifle/ eylo
  109. c/qaadir c/raxman cali (hawiye gaaljecel)
  110. nuurto maxamed cabdi ( digil/ gare)
  111. maxamed nuur maxamed maalin ( mirifle gaal dile )
  112. c/laahi aadan maxamed mirifle/ hadamo)
  113. ibraahim maxamed axmed ( mirile hadmo)
  114. xasan macalin yuusuf (mirifle/hadamo)
  115. maxamuud cabdi cali (mirifle/hadamo)
  116. xasan cali cabdi nuur (mirifle/hadamo)
  117. Xasan aadan macalin axmed (mirifle/hadamo)
  118. Sitey maxamed abuu ( reer baraawe)
  119. Hajiro aadan macaawiye ( mirifle/ hilide)
  120. Farxiyo maxamed axmed ( mirifle/ hiladi)
  121. Aadan xuseen xasan (  miriifle / jiroon)
  122. Aamino cusman isaq xusen ( hawiye/ jajeelle)
  123. Faadumo maxamed Ibrahim ( digil/jiido afaaf)
  124. Xasan cabdi maxamed ( nmirifle/ macalin weyne)
  125. Cabdi xasan cabdi (    mirifle/ macalin weyne)
  126. Aamino Ibrahim salad (macalin weyne )
  127. Xasan xuseen maxamed (hawiye murusade)
  128. Cartan cabdi ibraahim ( hawiye/ murusade)
  129. Musraf maxamed cabdi (mirifle boqol hore qoomaal)
  130. Isaq isgow maxmaed (  mirifle/ boqol hore)
  131. Faarax sheikh cisman cabdi ( reer ow xasan )
  132. Fowziyo cali xasan xeydar ( mirifle reer dumal)
  133. Macalin maxamud maxamed macalin jiis ( shanta caleemood)
  134. Maxamed axmed maxmed ( hawiye sheekhaal jazeera)
  135. Ibraahim macalin aadan cusman ( hawiye/ sheekhaal qudub )
  136. Shaacir cumar beyle ( digil/ tuni)
  137. Suweys cali xsan hawiye/ wadalaan)
  138. Ilyaas xasan nuur cabdi ( mirifle/ wanjel)
  139. c/raxman ibraahim aadan ( mirifle/ hariin)
  140. c/qaadir shaban axmed ( mirifle/ hariin)
  141. maxamud maxamed qeyre ( mirifle/ hariin)
  142. cubdi cabdi raxman cabdi ( mirifle/ hariin)
  143. ruqiyo xasan colow ( hawiye/ xawaadle)
  144. yuusuf cali maxamed ( hawiye/ gaaljecel)
  145. siciido shariif jamadudiin maxamed ( mirifle asharaaf)

Caasimada Online
Xafiiska Baydhabo
Caasimada@live.com