Aqriso qodobada labada guddi ee dastuurka ay ku diideen shirka dastuurka

War Saxaafadeed ay soo saareen labada guddi ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb-galka shirka dastuurka berri oo axad ah lagu waday in uu ka dhaco magaalada Muqdisho.

Shirkan oo 2 maalin socon lahaa ayaa sidoo kale waxaa qaadacay maamul goboleedyada dalka ka jira, Dhammaan hey’adaha qaadacay shirka waxaa ay ku doodayaan in shirkan ay wadato wasaaradda dastuurka, isla markaana aan laga talo-gelin dadka iyo hey’adaha ay khuseyso.

Halkan Ka Akhriso War-Saxaafadeed: