Arrag mashquulka Garoonka Muqdisho & diyaarado aan la aqoon oo saf ku jira

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa sii kordhaayo bilicda iyo mashquulka Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho caasimada dalka Somalia.

Garoonka ayaa waxaa maalintii kusoo daga diyaarado khiyaastii kor u dhaafaya 20 diyaarad kuwaasi oo isugu jira kuwa rakaabka iyo ganacsiga oo ka kala yimid daafaha dunida.

Waxaa sidoo kale maalintii ka duula tirro intaasi la eg oo u badan kuwa rakaabka qaada, waxa ayna taasi muujineysaa inay sii kordheyso howsha ka socta garoonka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
garo2

garo3

garo4

garo5

garo6

garo7

garo8

garo9

garonun2

garonun3