26.8 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Arag sawir qosol badan oo laga sameeyay Xasan Sheekh & Ceydiid Ilka-Xanaf oo gacan isla galay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawir gacmeedkaani ayaa ah mid lagu muujiyay Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare Avv. Ceydiid C/llaahi Ilka-Xanaf oo ku hor hardamaaya Maxkamada sare ee dalka.

Xikmada ku jirta Sawirka ayaa ah in Ilka-xanaf uusan ku qanacsaneyn in xilkaasi laga qaado, balse Xassan Sheekh oo qorsho gaar ka damacsan uu nafta ad dhigay Ilka-xanaf isaga oo u adeegsanaaya awoodiisa, hayeeshee Ilka-xanaf uu ku dhagay iridka si uu usii wato howshiisa.
ilka xanaf

- Advertisement -

Read more

Local News