Caasimada Online
Waa kuma ninka fuliyey weerarkii tareenka ee UK?
London (Caasimada Online) - Nin 32-jir ah oo u dhashay Britain ayaa ah eedeysanaha kaliya ee lagu tuhunsan yahay weerar mindi loo adeegsaday oo...
Nigeria oo jawaab ka bixisay hanjabaadda militari ee Trump
Abuja (Caasimada Online) - Dowladda Nigeria ayaa sheegtay Axaddii inay soo dhaweynayso gargaar ay Mareykanku ka siiyaan la-dagaallanka fallaagada Islaamiyiinta ah, waase haddii la...
Madaxweyne Qoor-Qoor oo wajahaya imtixaan adag kadib markii GALMUDUG ay ka…
Dhuusamareeb (Caasimada Online) - Dowlad-goboleedka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa bartanka kaga jirta xaalad aan hore loo arag, taas...
Sawirro: Ciidan cusub oo la wareegaya gacan ku haynta magaalada Garoowe
Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland lagu soo dhaweeyay ciidamo cusub oo ka tirsan booliska Puntland, kuwaas oo...
Guddiga Farsamada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo la shaaciyey + Magacyada
Garoowe (Caasimada Online) – Puntland iyo Jubaland ayaa soo gudbiyay min laba xubnood oo ku metelaya guddiga farsamada ee dhammaystirka qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed...
SOMALILAND oo amar deg-deg ah soo saartay kadib digniintii kasoo baxday DF
Hargeysa (Caasimada Online) - Maamulka Somaliland ayaa go'aanno deg-deg ah soo saaray kadib digniintii kasoo baxday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriirtay in shirkadaha...
20 qof ka badan oo ku sumoobay degmada…
Jigjiga (Caasimada Online) - In ka badan 20 qof oo rag iyo dumar isugu jira ayaa ku sumoobay degmada Xarshin ee gobolka Faafan ee...
Madaxweyne Cirro oo diiday in Somaliland lagu tiriyo dalalka…
Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo maanta ka qeyb-galay shirweynaha maalgashiga Somaliland ayaa wuxuu ku dooday in ay kamid...
Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.
To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.

