26.4 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Daawo: Cabdi Weli Gaas oo bah-dilay suxufiyiin

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Boosaaso (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland ayaa maanta si cad bahdil ugu sameeyay saxafiyiinta magaalada Boosaaso, iyadoo sidoo kale saxafiyiinta waxyeelo loogu geystay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Saxafiyiinta ayaa handadaad kala kulmay shaqaalaha madaxweyne Gaas iyadoo sidoo kale loo diiday iney duubtaan muuqalada la xiriirta wasiirka amniga ee Puntland oo dhaawaciisa loo qaaday magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Wariyayaasha ayaa jirdil qaarkood waxay kala kulmeen ilaalada wasiirka amniga iyo xubno kale oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha maamulka Puntland.

Hoos ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=Ol9qWfJOXX8

- Advertisement -

Read more

Local News