24.3 C
Mogadishu
Tuesday, January 20, 2026

Sawir: Xasan oo awood u adeegsaday Ilka-Xanaf

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir qaabeeyaha weyn ee AMIN Caamir ayaa sawir cajiib ah ka sameeyay awooda Xasan Sheikh uu u adeegsaday xil ka qaadistii uu ku sameeyay Ceydiid Ilka Xanaf gudmoyihii maxkamada sare ee dalka.

Sawirka ayaa wuxuu ku tusaaleeyay sida Ilko-Xanaf uu u jeclaa inuu sii hayo xilka laga qaaday iyo awooda uu Xasan Sheikh u adeegsaday xil ka qaadistaasi.

Hoos ka daawo sawirka

Xasan-ila-xanaf

- Advertisement -

Read more

Local News