28 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

VIDEO: Geedi oo booqanaya BRITAIN

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Maxamed Geeddi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey dalka ingiriiska, iyada oo uu ka qayb galay shir xisbiga liberal  iyo sidoo kale jaaliyadda Soomaalida.

Prof Gedi ayaa sidoo kale la kulmay wasiiro ka tirsan Uk oo xisbiga Liberal democratic ka tirsan, isaga oo xaalka soomaaliya kaga warbixiyey, waxana sidoo kale uu la kulmay jaaliyadda Soomaaliya ee Uk gaar ahaan magaalooyinka London iyo Liverpool. Daawo warbixin tvga Royal uu ka fiyaariyey booqashada Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Geeddi.

- Advertisement -

Read more

Local News