Daawo: Qorshe ka dhan ah MUQDISHO Airspace oo socda haddaan laga gaarin

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxamed Abuukar Nuur, oo muddo dheer kasoo shaqeynayey maamulka iyo maareynta duulimaadka rayidka Soomaaliya, ayaa xog xasaasi ah ka bixiyey sababaha hortaagan kala soo wa reegida ICAO hawada Soomaaliya ama adeega duulimaadka rayidka Soomaaliya.

Maxamed Abuukar ayaa dhinaca kale shaaca ka qaaday qorshe ka dhan ah Muqdisho Airspace, oo socda, kaasi oo la doonayo in maamulka hawada Soomaaliya looga wareejiyo magaalada, islamarkaana haddii aan laga gaarin u gacan-geli doona dalalka deriska ah.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoos ka daawo.Wareysi arrintaas ku saabsan hoos ka daawo.