Video: Qurbe fal argagax leh Muqdisho ka sameeyey oo la xukumay (Daawo)

Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa waxay xukun dil toogasho ah ay ku xukuntay Saciid Xaaji Xuseen, 44 sano jir ah, kana mid ah Soomaalida qurbo joogto, ee dalka Finland, kaasoo gowracay wiil dhalinyaro ah xili uu ku jiray masjid, isla markaana salaad tukanayay xiligii la uu gowracayay.

Saciid Xaaji Xuseen, ayaa Masaajidka C/raxmaan Bin Cowf ee xaafada Arjantiin ee Degmada Kaaraan, waxa uu ku dhex gowracay Axmed Cabdi Cosoble, iyadoo uu weliba gowracay, xilli uu tukanaayay marxuumka.

Nala daawo Muuqaalka eedeysanaha iyo sida ay wax u dhaceyn oo la soo bandhigay iyo qabaka uu xukunka ugu dhacay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: