Daawo Sawiro laga soo qaaday Hillary Clinton oo dhulka ku turanturootay kadib markii..

Muqdisho (Caasimada Online)-War qoraal ah oo lagu baahiyay warbaahinta dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in Musharaxa Madaxweyne ee dalka Mareykanka, Hillary Clinton ay dhulka ku dhacday xili ay ka qeybgaleysay munaasabad.

Warbaahintu waxa ay sheegen in Hillary Clinton ay ku dhacay burakiito, iyadoo ay halkaasi ka qaaden ilaaladii ku sugneyd munaasabada iyo caawiyaheeda gaarka ah.

Ilaaladii la socotay ayaa durba ula carartay dhanka gaarigeeda waxa ayna ku dhex caawiyeen gaarigii ay wadatay Hillary Clinton.

Mar ay Hillary Clinton ku sugneyd hooyga gabadheeda ayaa waxa ay warbaahinta u sheegtay inay caafimaad qabto isla markaana ay ka bogsatay xanuunka.

hillary-clinton-1

hillary-clinton-2

hillary-clinton-3

hillary-clinton-4

hillary-clinton-5

hillary-clinton-6

hillary-clinton-7

hillary-clinton-8

hillary-clinton-9

hillary-clinton-10

hillary-clinton-11

hillary-clinton-12

hillary-clinton-13

hillary-clinton-14

hillary-clinton-15

hillary-clinton-16

hillary-clinton-17

hillary-1

hillary-2