Daawo Sawirro qurux badan oo muujinaaya bilicda Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeena waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey si xowli ah uga socnayey dib u dhis xoogan kaasi oo lagu sameynayo dhismay bilicdooda marka ay indha haagu ay qabtaan aad kuu soo jiidanaya.

Magaalada waxaa laga hirgeliyey dhismooyin aad u tirabadan waxaana dhismooyinkaasi ay isugu jiran guryo ay dadkii lahaa dib u dhis ku sameysteen waloow ay dadkaasi u badan yihiin dad ka Qurbajoogta ah taasi oo kudhalisay markii ay u muuqatay isbedelka nabadeed ee Caasimadda Soomaaliya ka hirgashay.

Dhismooyinka socda ayaa waxaa ku jira Isbitaalo, Maqaayado, Kaalimo shidaal iyo Goobaha lagu nasto sida Beerta Nabadda oo gabi ahaantooda ay dhismooyinkooda yihiin kuwo ka duwan kuwii hore.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

5

6

7

28

29

21

22

23

24

25

16

17

18

19

20

8

9

10

11

12

14

27