Dagaal xooggan oo ka socda xaafado ka mida Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyey

Muqdisho (Caasimadda Online) – Dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ka soconaya xaafada Siliga Amerikanka ee magaalada Muqdisho.

Dadka deegaanka oo la hadaly Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in uu socdo dagaal u dhaxeeya   ciidamo kawa tirsan dowlada, kuwaas oo isku haysta dhul.

Goobjoogyaal ayaa xaqiijiyay dhinacyada is hayo ay isku adegsabayaan raasaas daryankeeda laga maqlayo degmooyin ka tirsan gobalka Banaadir.

Dhinaca kalana waxaa la  sheegayaa in dadka deegaanku ah bilaabeen in ay iskaga barakaacaan xaafadha u dagaalku ka socda,Waxaana xusid mudan in tiro  ka dhhowr jeer sidaan oo kale loogu dgaalamay xaafadahaas.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com